Dowlada oo War kasoo saartay Shan Weerar oo ka dhacay Duleedka Janaale

War saxaafadeed kasoo baxay dowlada federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in diyaaradaha dagaalka Mareykanka oo taageeraya ciidamada milatariga Soomaaliya iyo kuwa AMISOM weerar dhinaca cirka ah ka fuliyeen duleedka Janaale. Dowlada warka kasoo baxay ayaa lagu sheegtay in weeraran dhinaca cirka ah lagu dilay xubno katiran Al shabaab sidoo kale lagu wiiqay awoodii Al Shabaab … Continue reading Dowlada oo War kasoo saartay Shan Weerar oo ka dhacay Duleedka Janaale